Quantcast
Channel: Uncategorized – Mustaqbal Radio
Browsing all 56 articles
Browse latest View live

DEG-DEG: FiFa Oo Ku Dhawaaqday Laacibka Ciyaar Wanaaga, Waa Kuma?

W/D: ( @AbdulahiHusein_ ) Waxaa abaalmarinta lacibka ciyaar wanaaga amaThe Fifa fair play award loo doortay xiddiga lagu magacaabo Francis Kone. Francis Kone ayaa bad-baadiyay nolosha laacib ay isku...

View Article



Ganacsiga Boosaaso oo hakad ku jira iyo Banaanbax ka socda Magaalada

Goobaha Ganacsi ee Suuqa Boosaaso ayaa maanta u xirmay Dibad baxyo iyo sicir barar ka dhashay Khilaafka ganacsatada iyo shirkadda DP World ee gacanta ku heysa Dekeda Boosaaso. Shirkadda ayaa lacag...

View Article

CIA-da oo soo bandhigtay Dukumiintiyo ay ka heleen Gurigii Usama Bin Laden.

CIA-da Dalka Mareykanka ayaa soo bandhigay xog iyo Dukumiintiyo la xiriira weerarkii ay ku qaadeen Guriga Hoggaamiyihii hore ee Al-Qaacidda Usama Bin Laden. Weerarkaas oo dhacay Bishii May 2011kii ayaa...

View Article

Maxay ka wadahadleen Mw Farmaajo & Mw Siisi?

Madaxweyne Farmaajo; ayaa Telefoon kula hadlay madaxweynaha Masaarida SG: Cabdifitaax Siisi. Labada madaxweyne ayaa kawada hadlay qalalaasaha ka dhashay khilaafka waddamada Khiliijka Carabta iyo sida...

View Article

Ciidanka Kenya iyo Al-shabaab oo ku dagaallamay Lamu

Ciidanka Difaaca Kenya ee KDF iyo Al-shabaab ayaa ku dagaallay degaanno hoostaga degaanka Lamu ee xeebta Dalka Kenya. Afhayeen u hadlay Ciidamada Kenya oo lagu magacaabo David Obonyo ,ayaa sheegay in...

View Article


Booliiska Gaalkacyo oo Mamnuucay in Guryaha laga kireeyo Dadka laga shakisan...

Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug ee Puntalnd Aadan Nuur Qaal oo warbaahinta kula hadlaye Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in taliskoodu uu kasoo baxay amaro ay ku mamnuucayaan guryaha loogu...

View Article

Shir looga hadlayo Argagixisada oo ka dhacaya Jabuuti

Shirkaan waxaa soo qaban qaabiyey Booliiska Ingiriiska, waxaana ka qeyb galaya xubno ka kala socda Dowladaha Jabuuti oo marti galisay Shirka, Ingiriiska oo qaban qaabadiisa iyo Ethiopia oo loosoo xusay...

View Article

Qaramada Midoobey oo sheegtay in Daacish ku xoogeysatay Bariga Soomaaliya.

Warbixin ay siideysay Qaramada Midoobey ayey ku sheegtay in Ururka Daacish Garabkiisa Soomaaliya uu si xoogleh ugu kordhayo Gobolka Bari ee Soomaaliya. Warbixintan oo ay soo bandhigeen Qubaro Qaramada...

View Article


Banaanbax ka dhan ah Somaliland oo ka dhacay Sanaag

Magaalada Hadaaftimo ee Gobolka Sanaag waxaa ka dhacay Banaanbax dadka Magaalada ay ku diiddanyihiin Maamulka Somaliland ee sanaadiiqda codbixinta geeyay qeybo ka mid ah Gobolkaas. Dadka isu soo baxay...

View Article


Guddiyada Dastuurka iyo Wasaaradda Dastuurka oo Heshiis Gaaray.

Heshiiskaan ay kala saxiixdeen Saddexda dhinac dhinac ee ka kala kooban Guddiyada Dastuurka Baarlamanka Federaalka ee labada aqal, Kuwa Madax banaan iyo Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya oo ku saabsanaa...

View Article

10 qof oo ku dhimatay rabshado ka dhacay Magaalooyinka Burco iyo Hargeysa.

Ugu yaraan toban ruux, ayaa waxaa la sheegay inay ku dhimatay shaqaaqooyin Xalay fiidkii ka kala dhacay Magaalooyinka Burco iyo Hargeysa ee Somaliland. Shaqaaqooyinkan, ayaa waxay ka dambeeyen markii...

View Article

Cirro “Muuse uma Tanaasulin, Kulmiyane uma Tanaasulin, Shacabka ayaan u...

Musharaxii Xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Cirro ayaa sheegay in uu aqbalay Natiijada Doorashada Guddiga Somaliland ay ku sheegeen in uu ku guuleystay Hogaamiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi....

View Article

Sawirro:- Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqday Dhaawacmyo Masar la...

Dadkaan oo qaba dhaawacyo kala duwan waxaa shalay Magaalada Muqdisho ka qaaday Diyaarad nuuca Militariga oo ay leedahay Dowladda Masar, waxa ayna keentay Deeq Dawo ah oo Dowladda Masar ka socotay....

View Article


Sawirro: Duqeyn xalay ka dhacday Shabeellaha hoose

Duqeyn Diyaaradeed ayaa xalay ka dhacday degaanka Mubaarak ee Gobolka Shabeellaha hoose,halkaas oo uusan ka dhalan khasaare nafeed. Sawirro laga qaaday goobta ayaa muujinaya duqeynta in ay ku dhacday...

View Article

Maareeye: “Somaliland, maamul in la dhoho aflagaaddo weye”,Maqal

Wasiirkii hore ee Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ,ayaa sheegay in ay gef tahay in Somaliland loogu yeero Maamul sidoo kalena laga mid dhigo Maamul Goboleedyada ka jira Soomaaliya....

View Article


Xeer ilaaliyaha Qaranka oo dalbaday in 2; xildhibaan xasaanadda laga qaado

Shir Jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Magaalada Muqdisho Xeer ilaaliyaha Qaranka Amxed Cali Daahir ayuu ku sheegay in Guddoonka Golaha shacabka uu ka codsaday in xasaanadda laga qaado labo ka mid ah...

View Article

Ciidamada Dowladda oo Saaka Howlgalo ka wada Degmada Afgooye kadib iska hor...

Wararka ka imaanaya Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda ay saaka Howlgalo ka bilaabeen wadooyinka soo gala degmada iyo qeybo kamid ah Xaafadaha Degmadaasi si...

View Article


Gudoomiye Jawaari oo si kulul uga hadlay Dalabka Xeer ilaaliyaha ee ah in...

Gudoonka Baarlamaanka Somaliya ayaa markii uhoreysay ka hadlay dalabka Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ee ahaa in Xasaanada laga qaado laba Xildhibaan. Gudoomiyaha Golaha Shacabka,...

View Article

SOMA; oo maanta tababarka bedqabka suxufiyiinta ka furtay Magaalada Kismaayo

Tababarka bedqabka suxufiyiinta ee Kismaayo ka furmay manta waxaa ka qayb gelaya 12 suxufi oo ka shaqeeya Magaalada Kismaayo una shaqeeya , 12 xarumo warbaahineed oo ka howl gala magaalada Kismaayo...

View Article

40; qof oo ku dhimatay qaraxyo ka dhacay Afghanistan

Ugu yaraan 40 ruux, ayaa ku geeriyootay 30 kalena waa ay ku dhaawacmeen, kadib markii qaraxyo lagu weeraray xarunta Dhaqanka Shiicada ee Magaalada Kabul ee dalka Afghanistan. Wasiirka arrimaha gudaha...

View Article
Browsing all 56 articles
Browse latest View live